Gaadhi Doolo Ado ka yimid oo Godey ku wajahnaa ayay Milatarigu dhexda u galeen oo ay rasaas ku fureen, waxaana Hargeelle lagu dabiibaya lix qof oo kamid ah dadkii ku dhawacmay.
Goob joogayaal ayaa noo sheegay inay dadka qaar qaliin galeen,wax dhimasho ahse wali ma jirto.Goob joogayaashu waxay sheegen in Milatarigu baadi-goobayay ciidan ka soo goostay,waxayse xuseen inaan magaalo loo istaagin ama la suggin, balse meel dhexde ah ciidanku galleen.

kani waa gadhiga ay sareyen dadka rakaab ka ah e safaryay mudooyin kii u danbeyay waxaa isa soo tarayay dabyada aya gaysanayaa cidamada militry e dawlada faderal ka itoobiya kana gaysanayaa deeganka somali iyaga oo aan u qiil dayin shacabka somaliyed melaha ay ku la sugan yihiin ilaa hada ma aysan ka hadlin xukumada ka arimisa dawlad deegan ka somali.

Gaadhiga ay saarnayeen Musafiranta

Sawirkan iyo sawiro dawaca

sawirkan iyo sowiro badan ayaa lagu bahinayaa baraha bulshada kuwaas oo laga qaday dhawaca oo hada lagu dabiibayo dhakhtar ka way ee Hargelle ee casimada gobolka Afdheer.

Bulshada somaliyeed ee ku nool dhaman gobolada degan ka ayaa aad u ga xumatay falal ka arxan darada ah ee ku soo noqonaya sida joogta ah bulshada rayid ka una gaysanayaa ciidan kii loogu soo diray inay amni iyo bad qabka muwadin ka ilaaliyaan, falal kan waxay shaki ku ridayaan bulshada

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here