Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo uu hoggaaminayey Lataliyaha Diiwaanka Boqortooyada Axmed Binu Cabdicasiis.

Kulanka kaddib, Boqortooyada Sucuudigu ayaa sheegtay in ay diyaar u yihiin Soomaaliya ku garab siiyaan amniga iyo maalgashiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here