Madaxwayne Mustafe, ayaa yidhi: “Hambalyo Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Faafan – Xasiida. Xasiida Faafan iyo Milixda Afdheer labaduba waa lama huraan! Waxaan amaanayaa labada kooxood oo soo bandhigay ciyaar qurux badan oo dheelitiran. Waxaa kale oo aan u hambalyaynayaa Xulka Gobolka Nogob, Wiilasha Qarridda, oo ku guuleeystay Koobkii Anshaxa ee Sanadka.”

Dhaman gobolka fafan ayaa looga dabal dagaya koobkan uu ku guulaystay gobolku.

Garsoorihii ugu horeeyay oo Adinka u joojiyay ciraha DDS

Garsoorihii u horeeyay ee ciyaaro u dhex-dhexaadinayo Eedanka Salaada u joojiyay weeye.Ciyaartisii labaad ayuu u joojiyay maanta.

Horay uma dhicin in lays xasuusiyo eeddanka ciyaaraha oo socda gayiga somalida sida ay u badan yihin

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here