Jamacad jigjiga ayaa manta oo ay tahay tariikhdu 07-20-2023 ay ka qalijabiyen arday gadhaysa 1090 arday oo isugu jira heerar ka kowaad iyo heerka labaad ee jamacada jigjiga, munasabadan oo ay jamacadu soo abaashushay ayaa si habsimi leh uga dhacday hoolka wayn ee jamacada jigjiga, halkaas oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin ta jamacada ugu saraysa Madaxwaynaha Jamacada oo madasha ka hadlayay ayaa u hambalyeyay ardayda soo waday mudada dheer hayaan kooda wax barasho mantana ka qalin jabinaysa jamacadi jigjiga

Masuuliyiinta heer deegan oo ka soo qayb galay qalain jabinta

Masuuliin uu hogaminayo madaxwayne ku xigeenka dawlad deeganka somalida iyo wasirka wax barashada heer deeganaan oo kasoo qayb galay madasha qalin jabinta jamacada ayaa dhirigalin iyo talooyin u soo jeedhiyay dhaman arday da ka qalin jabinaysa jamacada jigjiga.

Waaxda Cilmi barashada jamacada

Agaasinka waxda waxbarashada jamacada jigjiga ayaa bogaadiyay ardayda keentay dhibca sare isaga oo ugu hambalyey dadaalka ay soo wadeen mudadii ay jamacada ku jiren tas oon la iloobi karayn durufihii ay ka soo gudbeen

Wasarada wax barashada

Wasarada wax barashada ee wadanka itoopiya ayaa bilowday sanadkan inay ka qaado imtixaan ardayda ka baxaysa jamacada heerka kowaad kaas oo ay ugu magacdareen Exit Exam ( imtixanka bixida ) si loo hubiyo tayada ardayda ka baxaysa jamacadaha wadanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here