Masuul Katirsan Xukuumada Deegaanka Axmaarada oo Bahirdar Lagu Dilay.

Lataliyihii khaaska ahaa ee madaxwaynaha Deegaanka Axmaarada, Desalengy Asredo, ayaa lagu dilay gudaha magaalada Bahirdar ee caasimada Deegaanka Axmaarada, mana jirto cid sheegatay dilka hogaamiyahan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here